Faah faahin kasoo baxaysa dab kakacay xaafada Buula Xuubeey degmada Wadajir.

Goor dhow waxaa uu dab kakacay guri ku yaala xaafada Buula Xuubeey degmada Wadajir ee gobolka banaadir kaasi oo ay kasoo baxayaan warar kala duwan.

Guri Villa ah kuna yaala meel ku dhow suuqa Buula Xuubeey waxaa qabsaday dab loo badaniyo inuu ka dhashay Koronto waxaana halkaasi gaaray gawaarida dab damiska si looga hortago faafida dabkaasi.

Goobjoogayaal ayaa uu xaqiijiyey Radio Dalsan inuu dab qabsaday guri ku yaala suuqa Buula Xuubeey ee Wadajir waxaana ay sheegeen in goobta ay soo gaareen ciiddamada maamulka wadajir si looga hortago xatooyo.

Lama oga wali khasaaraha inta uu la’egyahay waxaana socda hada dadaalo lagu daminayo dabkaasi si uusan uqabsan gooba kale.

 

 

 

 

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media