• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

EFASOM oo ku qabatey Gobolka Hiiran Aqoon-Is-Weydaarsi ku Saabsan Mudnaanta Waxbarashada ay Leedahay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 17, 2015
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ururka Wadaniga ah ee Waxbarashada Loo Siman Yahay (EFASOM) ayaa ku soo gaba-gabeeyey aqoon is-weydaarsi laba maalmood socdey Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, Soomaaliya, kaasoo socdey 15-16 Maarso 2015.

Ujjeeddada aqoon-is-weydaarsiga waxay ahayd in la tilmaamo waxyaabaha mudnaanta koowaad u ah waxbarashada Gobolka iyo sidii sare loogu qaadi lahaa tayadeeda.

Guud ahaan 25 qofood oo ka kala socdey bahda waxbarashada gobolka oo ay ka mid yihiin: Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka, maamulayaasha iyo macalimiinta dugsiyadda hoose iyo sare, Gudiga Waxbarashada, jaamacaddaha, ururadda bulshada, ururadda haweenka, iyo jaamacadaha qaarkood sida Plasma University, Hiiraan University, Central University and Western University ayaa ka qeyb-galey aqoon-is-weydaarsigaasi.

Dooda kulankaasi waxaa diirada lagu saarey in la tilmaamo waxyaabaha muhiimka u ah waxbarashada iyo sidii sare loogu qaadi lahaa tayaddeeda si wax looga qabto baahiyaha iyo hiigsiga waxbarashada. Sidoo kale ka qeyb-galayaasha waxa ay aad ugu hadleen guulaha ay hiigsanayaan iyo caqabadaha hortaagan dugsiyadda iyo jaamacadaha Gobolka.

Gudoonka Waxbarashada Gobolka Mudane Maxamed Macalin Cusmaan ayaa tilmaamey in dooda aqoon-is-weydaarsiga uu fursad u yahay bahda waxbarashada gobolka iney qiimeeyaan baahiyaha iyo mudnaanta waxbarashada. Wuxuu u mahad-celiyey ka qeyb-galayaasha dadaalkii ay u-galeen sidii loo ogaan lahaa waxyaabaha muhiimadda u ah waxbarashada gobolka iyo talooyinka ay ka bixiyeen sidii sare loogu qaadi lahaa tayaddeeda.

Mudane Maxamed Ibrahim Cabdi, oo Xubin ka Gudigga Jaamacada “Central University” isagoo ku hadlaya magaca ka qeyb-galayaasha wuxuu tilmaamey in gobolka Hiiraan u baahan yahay hab lagu xakameeyo tayadda waxbarashada Gobolka. “Waxaan u baahan nahay (1) in la siiyo macalimiinta tababar iyo dhiiri-gelin; (2) dugsiyo la jaan-qaada bulshada reer-miyiga sida: beeraleyda, iyo xoola-dhaqatada; (3) in barnaamijyo loo sameeyo magaalooyinka si loo caawiyo qoysaska dhaqaalahooda hooseeyo, gaar ahaan waxbarashada gabdhaha”. Wuxuu kaloo tilmaamey in tiradda macalimiintu ay ku yar tahay gobolka iyo baahida loo qabo tababarka xirfadaha iyo goobo ay wax ku bartaan caruurtu darbi-jiif ka ah.

Gudoonka Waxbarshada Gobolka ayaa wuxuu dhiiri-geliyey dadaalka loo galey qabashada aqoon-is-weydaarsigan iyo ka qeyb-galkiisa.

Kulanka waxaa hirgeliyey ururka Wadaniga ah ee Waxbarasho Loo Siman Yahay, ee EFASOM, oo ka mid ah ururadda bulshada rayid ah ee ku howlan ololaha loogu jiro in la helo xaqa waxbarasho loo dhan yahay.

image008 image001 image002 image003 image004 image005 image006 image008

 

Previous Post

Dhageyso: Bar Wareega Wararka ee Radio Dalsan 16-03-2015

Next Post

Midowga Yurub oo Kordhiyay Tababarka Ciidamadda Soomaaliya

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil
Warar

DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil

July 15, 2025
Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya
Caalamka

Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya

July 15, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Buuraleyda Bari, laguna dilay maleeshiyaad ka tirsan Daacish

July 15, 2025
Next Post

Midowga Yurub oo Kordhiyay Tababarka Ciidamadda Soomaaliya

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

by Liban
July 15, 2025
0

Mogadishu  – In a landmark moment for the Horn of Africa, Somalia officially opened the 34th Policy Organs Meeting of the...

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Wararka laga helayo magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya...

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay in ololaha isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Gobolka Banaadir la kordhiyay...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay hub iyo agab milatari oo ay sheegeen inay kala wareegeen maleeshiyaad hubeysan oo...

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time
English News

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions
English News

Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit
English News

“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time
  • Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
  • Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
  • Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00