Duqa Muqdisho oo ka hadlay maqaamka gobolka Banaadir

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay maqaamka gobolka Banaadir ay ku leedahay aqalada baarlamaanka.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in imminka uusan ka hor dhici karin shirka madasha qaranka oo arinta maqaamka gobolka Banaadir looga hadli doono balse ay marwaliba u taagan yihiin xuquuqda shacabka Muqdisho.

Shirka madasha qaranka ee Maanta ka furmay Muqdisho ayaa aad loogu falan qeyn doonaa arinta gobolka Banaadir oo muran weyn uu weli ka taagan yahay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor