Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw si rasmi ah u furay shirka madasha wada tashiga qaran oo Maanta ka furmay Muqdisho.
Waxa shirka ka qeybgalaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid,Madaxweynaha Puntland Cabweli Maxamed Cali ( Gaas ) Madaxweyha Jubbaland Axmed Madoobe,Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha maamulka Galmudug.