Dr Axmed Cali Dahir: “Ma ahan masuuliyad in daruuf darted ay maxaabiista xabsiyada ugu dhintan anagana aan ku socono gaadiidka an xabada karin”

Dr  Axmed Cali Daahir xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa walaac kamuujiyay daruufaha nolosha ay maxaabiista xiran ku heysato xabsiga dhexe isagoona shegay inay ku xiranyihiin dad aan dambiyo lahayn balse tuhun kaliya loo ciqaabayo

Halkan hoos ka Dhageyso : Dr  Axmed Cali Daahir xeer ilaaliyaha guud ee qaranka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor