• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dowlad Soomaaliya ka taageeraysa ku biiri-taanka Ururka Ganacsiga Adduunka

Bilan Media by Bilan Media
September 24, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya Danjire Staffan Tillander oo ay ka wada-hadleen dedaalada socda ee dib loogu habeynayo Ganacsiga Soomaaliya.

Kulankaan oo ay Wasiirka ku wehelinayeen Wasiiru-dawlaha Wasaaradda  Cabdiqaadir Shariikh Sheekhuna Maye, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdicasiis Ibraahim Aadan iyo La-taliyeyaasha Wasaaradda ayaa waxa ay dhinacyadu si gaara iska waraysteen dedaalada lagu horumarinayo ganacsiga, gaar ahaan sidii dawladda Sweden ay Soomaaliya uga taageeri lahayd ku biiri-taanka Ururka Ganacsiga Adduunka.

Cabdullaahi Cali Xasan oo halkaas ka hadlay ayaa safiirka u sheegay in illaa iyo hadda ay shaqo fiican oo bilow ah ay ka sameyeen ku biiritaanka Ururka Ganacsiga Adduunka, balse dawladda Sweden ay ka taageerto ku biiritaanka Soomaaliya ee Ururkaasi.

Cabdullaahi Cali Xasan waxa kale oo uu uga waramay shaqooyinka la xiriira dhinaca fududeynta ganacsiga ee ay Wasaaraddu qabatay, gaar ahaan shuruucda, siyaasadaha, dhiiri-gelinta maal-gashiga iyo warshadaha. Isaga oo ugu dambeyna Safiirka iyo dawladda Sweden uga mahadceliyey dedaalkooda ka go’aanshiyaha ah ee ay la garab taagan yihiin Soomaaliya.

Ugu dambeyn, Ambassador Staffan Tillander oo isagu dhankiisa halkaas ka hadlay, ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay inuu arko in Wasaaraddu ay shaqo fiican oo bilow ah ay ka qabatay arrinta ku biiritaanka Soomaaliya ee Ururka Ganacsiga Adduunka, waxaana uu xusay in kulankani uu sii xoojinayo qorshaha dawladda Sweden ay Soomaaliya kaga taageerayso sidii ay ugu biiri lahayd Ururka Ganacsiga Adduunka.

Previous Post

Maxay ka wada hadleen Guddomiyaha Aqalka sare iyo Axmed Madoobe?

Next Post

Qoorqoor oo shir aaladda Fogaan aragga ah la yesshay Hay’ado Caalami ah

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”
English News

“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”

May 14, 2025
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Next Post

Qoorqoor oo shir aaladda Fogaan aragga ah la yesshay Hay’ado Caalami ah

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

by Liban
May 14, 2025
0

Riyadh, Saudi Arabia – In a move that has stunned diplomats and reshaped regional expectations, former U.S. President Donald Trump...

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

by Liban
May 14, 2025
0

Mogadishu, Somalia – The Somali Police Force has announced the successful arrest of a criminal gang suspected of carrying out...

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Waxaa magaalada Nairobi si xawli ah uga socda kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen madax hore oo ka tirsaneyd dowladihii...

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
English News

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer
English News

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
  • Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
  • Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer
  • Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00