Dib u habeyn lagu sameeyay Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.

Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa xubno cusub soo daray Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka.

Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha shacabka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media