Dhul gariir ka dhacay qaybo kamid ah dalka Mareykanka

Dhulgariir lagu qiyaasay 7.4 Richter Scale ayaa ku dhuftay xeebaha gobolka Alaska ee dalka Mareykanka, iyadoo laga digayo sunaami.

Cabirka dhul gariirku waxa uu ahaa 7.4. Dhul-gariirkan ayaa waxa xigay waxaana xigay dhulgariirro yar-yar.

Digniin sunaami ah ayaa la soo saaray inta badan Jasiiradda Alaska.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor

Leave a Reply