Dadka shacbka ah ee ku dhaqan deegaankaanka Galinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa ka cabanaya dhibaato ay kuy hayaan ciidamada Liyuu boolis ee dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.
Qaar ka mid ah waxgaradka Galinsoor oo la soo xariiray Radio Dalsan ayaa sheegay inay dhibaata ba’an ay u geystaan ciidankaas, oo ay dowladda federaalka ka dalbadeen inay wax ka qabato  dhibaatada loo geysano dadka rayidka  ah ee ku nool Galinsoor.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.