DHAGEYSO: Booliska Jubbaland oo Awaamiir Hor Dhigay Gawaarida Muraayadaha Beensalka

Saraakiisha booliska maamulka Jubbaland ayaa digniin u diray dadka wata gawarid muraayadha beensalka ee lagu dhex wato magaalada kismaayo, islamarkaana sheegay in hada kadib aan la’ogolaan doonin gawarida ay ku rakibanyihiin muraayadaha madow, si loo xaqiijiyo amniga.

Afhayeenka booliska maamulka Jubbaland ayaa sheegay in cidii ka hor timaada awaamiirtaas tallaabo laga qaadi doono, islamarkaana ay ka hortagi doonaan laamah amaanka, waxaa uu tilmaamay in hada ka hor ay mamnuuceen balse ay dib usoo laabatay taasoo hada ku kaliftay inay ka hadlaan arrintaas.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media