Cabdi Baaruud, dhaqdhaqaaqe ka tirsan ururada bulshada rayidka ah oo goobjoo u ahaa dacwad-gudbintii Somaliya iyo Kenya ayaa sheegay inay Somaliya guul u tahay haddii ay ICJ go’aansato inay gasho dacwada.
Madaxii hore ururka Qurbo-joogta Soomaalida waxa uu wareysi uu siiyay shabakadda wararka ee Radio Dalsan ku sheegay inay caqabad noqon karto haddii aysan maxakamaddu cayimin mudada dib loo qaadayo dhageysiga dacwada.
Waxaa wareystay wariyahaga Abubakar Maxamed Cali.
Halkan ka dhageyso: