Dhagayso:qarax ka dhacay Gaalkacyo oo lagu dilay Taliyihii laanta Ilaalinta cashuuraha Gobolka Mudug (Sawirro)

Qaraxa uu ku geeriyooday Talyihii laanta Ilaalinta cashuuraha iyo kastamada Gobolka Mudug Marxuun Dur’aan Cumar Geele (Qaylo) ayaa ahaa mid lagu xeray gaariga uu saarnaa waxaana qaraxaasi uu ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Taliye ku xigeenka Qeybta Booliiska Ahna taliyaha Birmadka Gobolka mudug Cabdirishiid (gibigibi) oo saxaafada kula hadlay xafiiskiisa ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyey sida ay wax u dhaceen.

3 4

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor