Deg-Deg: Dagaal Markale Ka Bilaawday Degmadda Guriceel

Wararka laga helaayo degmadda Guriceel ee Gobolka Galgauud ayaa sheegaya in goor dhaw dagaal halkaasi uu ka qarxay.

Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyaa Ciidamadda Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Kuwa Ahlu-Sunna ee kuwada Sugan Gobolka Galgaduud.

Ilaa iminka Lama oga Khasaaraha ka dhashtay Dagaalkaasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor