xidhibaan yuusuf ibraahin afrax YUUSUF KABAALLE oo kamid ah mudane yaasha baarlamaanka fadaraalka ah ee laga soo doorto degaanada hir shabeelle oo la hadlayay war baahinta DALSAN ayaa sheegay in uu aaminsan yahay dowlad gobaleeda hir shabeelle in ay leedahay xuquuq lamid ah dowlad gobaleedyada kale ee dalka hase yeeshee loo baahan yahay si nidaam ah in lagu raadiyo ayna is fahmaan dhinacyada maamulka iyo dowlada dhexe ee dalka
hadalka xildhibaanka ayaa ka dambeeyay muran soo dhex galay maamulka hir shabeelle iyo dowladda dhexe kadib markii ganacsatada qaadku ay u weecisay diyaaradohoodii dhanka jowhar
halkan ka dhageyso wareysiga xildhibaanka oo buuxa