Wariye isku day dil ka badbaaday

Wariye Feysal Cumar oo Ah sawir qaade ka tirsan wakaalada wararka Reuters ayaa goor Shaw waxaa qarxay gaarigiisi oo an Toyoto xili uu parking galiyey afaafka gurigiisa.

feysal ayaa ku jiray gurigiisa xiligi uu dhacayey qaraxa,waxaana la so sheegaya in uusan waxba qabin Oo uu badqabo.

la soco warbixinta oo dhan goordhaw.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor