Suuqa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa mudo ka badan hal isbuuc xeran waxaana ku kala sugan ciidamo kala taabacsan Gal-mudug iyo Puntland kuwaas oo laba qeyb u kala xertay.
xernaan shaha suuqa ayaa sabab u noqotay in ay sara u kacaan qiimaha raashin lagu iibiyo dukaamada yar yar ee xafadaha magaaladaas taas oo dad badan oo dan yar ah u suura galin weyse in ay iib sadaan.
Halkaan ka dhageyso