• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dhageyso: Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ka digay Fargelinta Madaxda Dowladda ee Hannaanka Doorashadda.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 22, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim C/llee ayaa hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Hoyga uu ka deggan yahay magaalladda Muqdisho, wuxuuna Madashaasi kaga hadlay Arrimo badan oo khuseeya Musharaxnimadiisa iyo Natiijooyinka laga filan karo Doorashooyinka soo socda ee Somalia.

Waxa uu ku eedeeyey Madaxda Dowladda Federalka iyo Guddiga Doorashooyinka Federalka inay jidkii ka weecinayaan Nidaamka Doorashadda, isla markaana ay Doorashooyinka hareeyeen Musuqmaasaq, Laaluush, Caga-jugleyn, in la kala iibsado Codadka iyo in lagu shubto Doorashooyinka ka dhacay Maamul-gobaleedyadda ee lagu soo doortay xubnaha  Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda.

“Musuqa Doorashadda tii ugu xumayd ayaa ka dhacday Dowlad-gobaleeedyadda” ayuu yiri Musharaxa oo rajo xumo ka muujiyey sida loogu kalsoonaan karo Natiijadda Doorashooyinkaasi.

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim C/lle waxa uu sheegay inay Faragelinta Madaxda Dowladda Federalka ku hayaan Nidaamka Doorashadda inay horseedi karto colaad hor leh oo kala fogeyn karta Soomaalida iyo Amni darro ku baahda guud ahaan Madiqadda Geeska Afrika.

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim C/lle waxa uu walaac xooggan ka muujiyey dib-u-dhac kale oo ku yimaada Jadwalka Doorashadda Madaxtinimadda, wuxuuna xusay inaysan muuqanin inay Doorashadaasi dhici doonto bishan November 30-da, waa sida uu hadalka u yiri.

Dhinaca kale, Musharaxa waxa uu Madaxda Dowladda Federalka ku eedeeyey inay Hantida Qaranka u adeegsadaan Hawlaha Doorashadda, iyadoo aysan Ciiddanka iyo Shaqaalaha Dowladda la siinin wax mushaar ah muddo dhowr bilood.

“Ciiddamadda muddo 9 bilood lama siinin wax Mushaar ah, halka Shaqaalaha Dowladda bilaa mushaar yihiin muddo 6 bilood ah” ayuu yiri Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim C/lle.

Waxaa kale oo uu carrabka ku dhuftay inay Dowladda xayirtay Mashaariic waa weyn oo la hirgelin lahaa, iyadoo miisaaniyadda Mashaariicdaasi lagu takri-falay.

_14a7022

©Radio Dalsan

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2016/11/Jibriil.mp3
Previous Post

Dowladda Turkiga oo shaqada ka joojisay 15,000 oo qof oo Shaqaale ahaa.

Next Post

Musharax C/llaahi Telefoon oo sheegay in la musuqmaasaqay Kursigii Beesha Shiikhaal Qudub ku lahaayeen Jubaland

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Next Post

Musharax C/llaahi Telefoon oo sheegay in la musuqmaasaqay Kursigii Beesha Shiikhaal Qudub ku lahaayeen Jubaland

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

by Dalsan Editor
May 10, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In what could be one of the most significant oil discoveries in recent East African history, Turkiye...

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
English News

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas'uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
  • Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
  • Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00