Fowsiya Xasan Abuukar oo kamida musharixiinta Aqalka hoose ee Gal-mudug ayaa sheegtay in loo diiday in ay la kulanto ergada wax dooraneysa iyadoo arinkaas ku edeyse shaqsiyaad ay sheegtay in ay dana gaar ah ka leeyihiin xubinta kursigeeda.
Dhiba kale ayaa waxa ay sheegtay in dacwado ay u gudbisay gudiga dorashooyinka gal-mudug iyo gudiga madaxa banaan ee xalinta khilafaadka si wax looga qabto arinkaas madaama ay sheegtay in kursiga ay u tartami doonto la doonayo in la marin habaabiyo sida ay hadalka u tiri.
Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga