Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xilka ka qaaday wasiirka arimaha Gudaha Maamulkaasi Jaamac Xasan Salaad.
Wasiir Jaamac ayaa lagu eedeeyay in maanta uu kulan ay yeesheyn qaar kamid ah golaha Wasiirada Galmudug ka sheegay in ay dhacday Xukuumada Galmudug iyo Madaxweyne Guuleed.
Taasi ayaa loo tirinayaa in ay soo dadajisay xilka qaadista Wasiirka arimaha gudaha Galmudug.
Wareysi uu siiyay Redio Dalsan ayuu kaga horyimid Wasiirka arimaha Gudaha Galmudug Jaamac Xasan Salaad xilka ka qaadistaasi.
Halkan Ka dhageyso Wasiirka arimaha Gudaha Galmudug.