Munaasabadaan oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Somalia Xasan sheekh Max’uud iyo wasiiro katirsan xukumadda ayaa maanta ka dhacday xarunta gadiidka police-ka.
Madaxweynaha oo goobta ka hadlay ayaa ugu hampalyee yay 73 guurada aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. ugu hambalyeeyay dhamaan Ciidanka Boliiska.
Halkaan ka dhageyso Warbixinta.