Baraha Bulshada ay isticmaasho iyo Warbaahinada qaar ayaa baahinayay in shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta uu ka baxay wsiirka Maaliyadda Soomaaliya balse Xukuumadda ay Warkaas beenisay.
Markii soo dhamaaday shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa Suโaashaas la weeydiiyay Wasiirka Warafafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow waxa uuna ku jawaabay.
โRuntii warkas waxba kama jiraan waxaa la diinka rabaa hadii aad tihiin Warbaahinta in Warkaas aad isku hubisaan Wasiirku Shaqo ayuu aday ee majirto in uu shirka ka baxay ayuu yiri Wasiir Yriisowโ
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Yarisow