Muqdisho(Radio Dalsan):- Boqor Maxamed Jaamac oo kamid ah salaadiinta ka soo jeeda deegaanada uu ka’arimiyo maamulka Soomaaliland oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa sheegay in faragalin ba’an lagu hayo doorshada xubnaha aqalka sare ee ka socoto Muqdisho wuxuuna arinkan eedeeda dusha kaga tuuray masuulyiin katirsan xukuumada Soomaaliya
Halkan Ka Dhageyso Codka Boqor Maxamed Jaamac