Muqdisho(Radio Dalsan):- Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada cusub ee baarlamanka Soomaaliya oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegay in mashaariicda iyo gar-gaarka kala duwan ee loogu talagalay dalka ay boobayaan dadka gaar ah
xildhibaanka ayaa ku baaqay in la soo cadeeyo dadka la siiyay qalab loogu talagalay beeraha oo dhawaan dowlada Turkiga sida ay sheegtay siisay dad beyraley ah o ka howlgala gobolada Shabelada Dhaxe iyo Shabelada Hoose
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Dalax