(Dhageyso):- Qof Lagu Dilay Dagmada Dharkiinley Ee Gobolka Banaadir.

Muqdisho(Radio Dalsan):- shaqsiga oo ay dileen kooxo ku hubesan bastoolado ayaa la sheegay in uu kamid ahaa dadka ku ganacsada aga-gaarka xajiGaaboow ee dagmada Dharkiinley

waxaana goobta ka baxsaday durbadiiba kooxaha dilka geestay

Halkan Hoose Ka Dhasgeyso Codka Ku Saabsan Qaabka Uu Dilka U’dhacay

Comments
Loading...