Dhageyso: Wareysi gaar ah Soomaalida Sweden oo dibad baxyo ka dhigay dalkasi

Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa dibad baxyo ka dhigayay magaaloyinka waaweyn isbuucyadii ugu dambeeyay kadib muqaal si qaldan loo tujumay oo looga hadlay Soomaalida Sweden iyo dhaqankooda.

Muqaalkasi oo markiisa hore laga duubay Soomaaliya waxa si qaldan loogu tarjumay luqada Iswiidhishka,iyada oo warar aan sax ahayn lagu baahiyay.

Cabdi cadow oo ka mid ah Soomaalida ku nool Sweden ayaa radio Dalsan u sheegay sidii ay arintan ku soo bilaabatay iyo wixii dhacay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor