Wararka aanu ka helayno degaanka Leego ee gobalka Sh/hose ayaa sheegaya in qaraxyo ka dhacay meel u dhow Saldhiga degaanka uu ku dhintay Taliyihii ciidamada Dowladda.
Sidoo kale qaraxa waxaa ku dhintay 3-dex ruux oo ahaa dad rayida oo ay ku jiraan haween iyo caruur sida uu soo sheegayo Weriyaha Idaacada Dalsan ee gobalka Sh/hosse.
Halkaan Guji si aad u Dahageysato Codka.