Maxkamadu waxa ay sheegtay in dadka maanta ay xukunka ku riday lagu helay debyadii lagusoo eedeyay oo ay ka midyihiin dhaca dad Shacaba.
Waxaana ku dhawaaqay xukunka Gudoomiyaha Maxkamada darajada Koowaad Gashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute.
Dhageyso Codka.