Dhageyso: Tartamayaasha Degmada W.Nabada Oo Usoo Gudubay Finalaha Tartan Aqooneedka Radio Dalsan

Degmadda Warta Nabada ee gobolka Banaadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay Dhamaadka tartan aqooneedka Radio Dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda     Hodan ee gobolka Banaadir

Degmadda Hodan oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay 8-dhibcood halka degmadda Warta Nabada oo iyagu guusha  raacday ay keensadeen 10-dhibcood.

Habeen Dambe Waxaa Finalaha tartanka ku baratami doona Degmooyinka Dayniile Iyo Warta Nabada.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor