Taliyaha ciidanka Millatariga soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay gadoodkii Axadii aanu soo dhaafnay ciidamo katirsan Millatariga ay ka sameeyeen Muqdisho.
Taliyaha ayaa si kulul uga hadlay gadoodkaasi, waxaana uu tilmaamay in ciidamo aan badneyn ay xiisadaasi kiciyeen, iminkana ay sharciga ay wajihi doonaan.
Ciidmada ayaa sheegay inay cabasho ka yihiin Mushaar ka maqan mudo Sagaal bilood ah oo eysan qaadan ciidamadu.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.