DHAGEYSO: Taliska Booliiska Galmudug oo gacanta ku dhigay Gaari laga dhacay Wasiir ka tirsan Puntland

Laamaha Amniga maamulka Galmudug ayaa faah-faahin ka bixiyay gaari ay laheyd Wasiir ku xigeenka Haweenka maamulka Puntland kaas oo uu la baxsaday Darawalkii Wasiirka sida ay sheegeen Saraakiisha Booliiska Galmudug.

Taliyaha Ciidanka oo la hadalay Warbaahinta ayaa sheegay in Howlgal ay sameeyeen kadib ay ku guuleysteen soo qabashada gaarigaan hadana ay ku wareejiyeen Wasiirka waxaana ay digniin u direen kooxaha dhaca u geysta Gawaarida Masuuliyiinta.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media