Dhageyso:- Qeybta 4-Aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij Cusub oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah.

Waxaad ka dhageysan doontaan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

Barnaamijkan waxaa iska kaashanaya Hayadda BBC Media Action iyo Radio Dalsan.

arnaamijka waxaa si wadajir ah u soo gudbinaya wariyaheena  Xasan Salaad Xasan Laki 

Farsamadii:-  Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}

Aragtidiina Barnaamijkan waxaad inoogu reebi kartaan halkan ama inoogu soo dir fariinta Gaaban ee 434

Halkaan Ka Dhageyso Barnamijka

Sponsered

Comments
Loading...