Dhageyso: Qaraxyo laga fulin lahaa Hargeysa oo la fashiliyay

Wararka ka imaanaya magaaladda Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamadda amaanka maamulkaasi ay gacanta ku dhigen rag diyaarinayay waxyaabaha qarxa oo ku sugnaa Guri ay Ka kiraysteen Xaafada Haf London ee Degmada Axmed Dhagax.

Kooxda la Qabtay waxay tiradoodu gaareysaa  Saddex Nin iyo Todoba Laptop, sidoo kale waxaa ay wateen qoryo AK47, sida uu sheegay Wariye Jamaal Ibraahim oo Dalsan Hargeysa uga soo hadla.

Arintan ayaa kusoo beegmeysa iyada oo dadka soomaliland ay u diyaargaroobayaan 18-may oo ay ka harsan tahay kaliya labo cisho.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor