Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan Hormarka, si loo helo amni buuxa oO la’isku haleen karo, Islamarkaana shacabku ay yihiin muhiimada 1aad ee loo baahanyahay inay ka shaqeeyaan horumarka Puntland
Wasiir Qarjab ayaa dhinacakale digniin kulul ujeediyay dadka ku howlan falalka amni darida iyo dhibaatooyinka ka jira  deegaanada maamuka Puntland oo uu xusay inay ka hortagi doonaan wax kasto oo ka hor imaanaya amniga.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.