Muqdisho(Radio Dalsan):- musharax Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo lahadlayay idaacada Dalsan ayaa waxa uu kahadlay warmurtiyeedkii ka soo baxay kulankii dheeraa ee u’dhaxeeyay hogaamiyaasha madasha qaran isla mar’ahaantaana ka soo baxay qodobo dhoor ah.
Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in hogaamiyaasha madasha ee jabiyeen dastuurka kadib markii ay 18-xubnood ku kordhiyeen xubnaha aqalka sare ee dalka
Mr Ameeriko ayaa sheegay in dastuurka ku qoranyahay 54-xobnood laakiin haatan lagabadiyay taasna ay cadeeneeso in lajabiyay dastuurka
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Maxamed Ameeriko