Gedo (Radi Dalsan):- Mudaharaadanka oo ay dhigayeen qaar kamid ah shacabka ku dhaqan dagmada baladxaawo ayaa waxaa looga soo horjeeday darbiga ay Kenya ka dhiseeso xududua ay lawadaagto Soomaaliya
inta uu socday dibadbaxa ayaa askari ka tirsan ciidamada dowlada soomaaliya waxa uu furay rasaas uu doonayay in uu ku kala eryo dadka dibad baxa dhigay taas oo kentay qasaaro dhaawac ah oo soo gaartay qof kamid ah dadkii banaanbaxa ka dhigayay dagmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo.
Halka Hoose Ka Dhageyso Waresiga Gashale Dhaxe Cabdi Muxumad Cali Oo uga hadlayo Dibadbaxa iyo Arimo kale.
©Radio Dalsan