DHAGEYSO: Maamulka Shabeellaha hoose oo Sheegay inay gacanta ku Dhigeen Saraakiil ka tirsan Alshabaab

Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in halkaasi shalay iyo maanta ciidamada dowladda, kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo AMISOM ay ka wadeen howlgallo isdaba joog ah, oo la sheegay inay ku soo qabteen rag ka tirsan Alshabaab.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Qoryooley Cabdi Axmed Cali ayaa warbaahinta u xqiijiyey  in ragaasi la qabtay ay ku jiraan saraakiil sar sare, oo uu tilmaamay inay gacanta ku hayaan.

Halkaan hoose ka dhagesyo Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media