Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay  in Dowladdaiisa xooga ay saari doonto, sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhalinyarada gudaha, islamarkaana looga hortagi lahaa dhibaatooyinka heesta dhalinyarada waxbaratay, oo uu xusay inay ka go’an tahay dowladdu in ay la’imaato isbadal muuqda.
Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in Dowladda federaalka ay sameyn doonto qorshe lagu xakameynayo dhaqaalaha dalka, si looga faa’ideesto meelo badan.
Halkaaano hoose ka dhageyso Codka.