(Dhageyso) Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay wasiirada cusub

madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Ca/laahi faraamjo ayaa ka hadlay magacaabista golaha wasiirada cusub.

madaxweyne Faraamjo oo kulan kooban la qaatay marka lamagaacabay qaar kamid wasiirada ayaa hadalo dhinacyo badan taabanaya u jeediyay wasiirada uu lakulmay

Halkan hoose ka dhageyso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media