Aqriso: Galmudug oo baaq u dirtay Baarlamanka Soomaaliya

war saxaafadeed ka soo baxay maamulka galmudug oo ku aadanaa magacaabista wasiirada cusub uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Galmudug waxa ay kahadleen arimo dhowr ah ayagoona dhanka kale baaq u diray mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya

Halkan hoose ka aqriso warsaxafadeedka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media