Garowe(Radio Dalsan):- madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo masuulyiin uu kamid yahaya gudoomiyaha baarlamanka maamulkaas ayaa maanta ka soo anba’baxay magalada Garowe iyagoona soo gaaray magalada Muqdisho
arimaha ugu muhiimsan masuulyiintaan ee socdaalkooda quseeya ayaa lagu sheegay ineetahay arimaha laxariira doorashada madaxweynaha ee dhaceesa 8-bisha oo ah maalinta arbacada ee nagu soo socota
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka