Mararka qaar Magaalada Marka ee Xarunta Gobalaka Sh/hoose waxaa ka dhaca weeraro lshabab ay ka geystaan gudaha Magaalada,waxaana lala bartilmaameedsada Ciidamada Miduwga Afrika ee AMISOM oo Saldhigyo ku leh Marka.
Maamulka Magalada oo la hadlay Suxufiyiiinta Gobalka ayaa sheegaya in weeraradaas dhaca ay masuul ka yihiin Madaxada Maamaulka K/Galbeed oo an xil iska saarin sida aya hadalka u dhigeen.
Wxa ay sheegeen in Magalada Marka aya u baahantahaya Ciidamo gaara oo ka qeeybqaata Nabadgelyada,taas oo looga fadhiyay Mamulka K/Galbeed in ay geeyaan laakiin aysan dhicin wana sababta ay ku eedeynayaan siada ay hadalka u dhigayaan.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka.