Baydhabo(Radio Dalsan):- Xili maanta doorashada xildhibaanada aqalka hoose ay ka dhacday magalada Baydhabo ee xarrunta gobolka Bay ayaa lasheegayaa in mid kamid ah kuraasta tartankooda uu ka dhacay magaaladaasi ay haweyne aan ka soo jeedin beesha laheed kursiga oo ah beesha gare jufo ka tirsan ee xoog iyo musuq-maasuq ku qaadatay ayadoona loo caleema saaray xildhibaanimada kursigaasi
hadaba qaar kamid ah Ugaasyada iyo Nabadoonada Beesha kursiga laga dhacay ayaa lahadlay Radio Dalsan waxa ayna ka warbixiyeen cabashadooda iyo qaabka ay ku dhacday in qof aan qabiilkooda heen loo doorto kursiga ay xaqa u’lahaayeen
Halkan Hoose Ka Dhageyos Codadka