Muqdisho (Radio Dalsan):- Hanti-dhowraha guud ee Qaran Nuur Jimcaale Faarax oo wareesi gaar ah siinayay Radio Dalsan ayaa waxa uu kahadlay Musuq-maasuq uu shegay in ay hareesay dowrashada ka socota maamulka goboleedyada dalka ee quseesa kamid noqoshada xildhibaanada cusub ee aqalka hoose
hanti-dhowraha ayaa shegay in ay gacanta ku hayaaan kiisas badan oo quseeya arinkaasi kuwaa uu shegay in ay inta badan ka yimaaden musharaxiintii iyo beelaha qaar waxa uuna intaas ku daray in ay wali wadaan aruurinta kiisaska ka’imaanata gobaha ay ka socdaan dowrashooyinka.
Halkan Hoose Ka Dhageso Waresiga Hanti-Dhowraha Nuur Jimcaale Faarax uu Siiyay Radio Dalsan
©Radio Dalsan