Jowhar(Radio Dalsan):- msuulyiin uu hogaaminayay gudoomiyaha gobolka shabeelada dhaxe Axmed Meere Makaraan ayaa waxa ay maanta booqdeen duleedka magalada Jowhar halkaasi ay xalay saqdii dhaxe dagaal aad u’xoogan ku dhaxmaray Ciidamada dowlada iyo dagaalyahanada Al-shabaab
gudoomiyaha ayaa waxa uu beeniyay in ay qasaaro badan ka dhasheyn dagaalka sidoo kale waxa uu meesha kasaaray wararka qaar oo warbaahinada baahiyeen ee ku aadan in la-la wareegay qeebo kamid ah Jowhar
Halksan Hoose Ka Dhageyso Codka Gudomiyaha Iyo Kuwo Kale