Muqdisho(Radio Dalsan):- Afahayeenka salaadiinta ka soo jeeda gobolada Wuqoyi Boqor Maxamed Jaamac oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegay in kuraasta harsan ee xialdhibanada aqalka hoosea iyo kan sare ee ka’imaanaya gobolada Wuqooyi ee caqabad ku yihiin gudiga doorshada dadban iyo siyaasiin ka tirsan dowlada Soomaaliya
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Boqor Maxamed Jaamac