Guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo manta si weyn loogu soo dhaweeyey gudaha Muqdisho ayaa dalbaday in lala shaqeeyo maamulkiisa, oo uu ka codsaday shacabka dagan muqidsho inay kala shaqeeyaan nabad galyada.
Taabid ayaa xusay inuu la’imaan doono maamulkiisa wax qabad muuqda, islamarkaana xooga uu saari doono amaanka iyo in wax laga qabto dhibaatooyinka gudaha ku heesta dhalinyarada.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.