• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, June 25, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dhageyso: Faallo Hal Galiin ka Xumaaday Wey Godol Xumeysa

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 18, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Micnaha ciwaanka qormadeeyda waa maahmaah soomaliyeed oo micna weyna xambaarsan.

sababta waxey tahay soomaalida dhaqankeeda waxa lagu yaqiin khilaaf kastaa how dhexeyee hadii ay isu timaad.

duqowda iyo waxgaradkaba hadii ay kulmaan  wada hadalka xaajada inkastaa ha gaartee  wanaagbay  ku dhamaan jirtay iyadoo  lees marxabeynaya ayaane lagu kala tegi jiray geedka wada hadalka.

haatanse micne kale ayaa yimid cidna aysan garankarin  inta wadata mooye.

waxa taa ka wadaa Hiiraan maxay Jowhar ku diiday ?

waa laba gobal oo odhwadaga xigto iyo walaala ah sinaba aanan ku kala tegin karin.

duqoowda labada Gobol kuwa isfahmi waaya maahee yaa soo sadaxeeyay shisheeye iyo sokeeyaba ?

hadii adan garaneen aynu wada doona jawabta.

Caaqil horaa laga hayaa Hasha maankeeyga gadaye Ma misaarbey  liqday.

waxa saa  u leeyahay Hiiran maxay Jowhar ku diiday ?

waa su’aal u baahan in loo helo jwb  aanse u deyno cida naga muddan jwbtaa bixinteeda.

hadaana ahayn ma duqowdi howshaani qabashadeedu ka dhexeysa leesku arag diiday ileen Hiiran Jowhar  madiidee.

shacab warkii daa waxa saa u leeyahay micna dowlad Gobaleed iyo federal micnahiisaba, kuwa yaqana maha badidooda aan dhoho.

waxeeyse  aad u garanayaan riwaayada socotee atoora heeduna maqanyahay haguhuna ka wado howsha daaha gadaashiisa .

magaceedu wuxu yahay cid nadiidaa yey jirin.

gacan bidixeentu waa maxay mid qarsoona maahee.

fasirkeeda ka bilow qoraalkii lagu qeexay  qeybsiga ku saleysan  qabaa’ilka.

shaxdaan soo baxsatee laga helaay shisheeyaha wey u jeeda weyntahy  wanaag iyo xumaan.

Sir ma qabe raxmaanka u sahana sheekadan socotane micna dheer uma baahno .

Ciddi  aansa ogeen  si ay wax  u ogaato  ha dhegeysato  go’anadii ka soo baxay duqoowda reer Hiiraan.

Raaci kulankii dhex maray Igaad iyo Odayada  reer Hiiraan.

ku darso Jowhar iyo aragtideda malamleen dabadeed aragtidada ku biiri adigoo ka tegeen ciwaanka qormadeyda ee ah Halgeliin ka xumaday wey Godol xumeysa.

hadaanay  taasi ahayn dib u fiiri sooyaalka sheekada .

Burburki dabadii  Tariikhda sii raac hadey taasi adkatana  ama aad heli weeydo mida xigtaa iska qaado.

haddi aad laqi weydo hadalkada ha joogo allow ur u bixi iyo sidey khayaasta ku siiso.

gunta hadalka qurmadeyda u jeedkeeda aan  galo

uma qaadan qalinkaan dulmi in aan ku sameeyo  ama aan la beegsado shaqsi ama shaqsiyaad.

U jeedadiisuna waxay tahay  dadkeyga iyo dalkeygaba  dhibku in uu ka haroo turjubanada nadayaan.

intay wax ka dhexeysana aragtidooda looga haro , loona madax baneeyo wada xaajoodka dhexdooda.

in lees fahama xalka weeye wada hadalbaase u asal ah.

hadey intaasi ahayn  ergadeynu ha  ahaato ethopiya inteediyo Igaad iyo intii kale.

leeys baray markaanoo wax harey ayaan jirin , macalimiinta wax noodhigtaa casharkooda lawada baray .

waxayse su,aashu tahay mida haatan joogtee hiiraan ee ka qeyliday micniheedu miyaa. inaaney duqowdi wadahadlin oo leysu diiday micna dhaxaana uu jiro diidmaduna usababa

hadaane taasi ahayn hiiraanta hadashay mamidkalaa oo go’aan iskeeda qaadatay taa anigu ma aqaan

waxaase iiga haboon oo jawaabteeda la,weydiin inta gaartay go,aanka

kuli hadaaney ahayn aan soo xiro hadalkayga qofwalbaana ha ogaado run wixii lagu waayo beenu keenimeyso qofkastaa ha ahaadee duqow ama cuqaal waxgarad iyo siyaasiba taariikhdu waa mid qormeyso tagto iyo timaadaba

rurtuna waxay tahay HALGALIIN KA XUMAADAY WEY GODOL XUMEYSAA.

Fallada waxaa qalinka u qaatay Cumar Shaam waxaana soo jeedineysa Xamdi Xasan yuusuf.

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2016/07/Faalo-XAMDI.mp3
Previous Post

Galmudug leader undergoes successful heart surgery in India

Next Post

Dowladda Turkiga oo shaqada ka cayrisay 8 kun oo Askari.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
Warar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

June 24, 2025
Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
Warar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar
Caalamka

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

June 23, 2025
Next Post

Dowladda Turkiga oo shaqada ka cayrisay 8 kun oo Askari.

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions

by Gesey Liban
June 24, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In a strong and swift response to rising tensions in the Gulf, the Federal Government of Somalia...

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

by Gesey Liban
June 24, 2025
0

Two former Somali presidents, Mohamed Abdullahi Farmaajo and Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, have strongly condemned Iran’s missile attack on the...

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

by Ilhaan
June 24, 2025
0

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gantaallaha ahaa...

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

by Ilhaan
June 24, 2025
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii gantaallaha ahaa ee ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ku qaaday...

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions
English News

Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”
English News

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
Warar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
Warar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar
Caalamka

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Breaking: Iran Launches Retaliatory Missile Strikes on U.S. Base in Qatar, Raising Gulf Tensions
English News

Breaking: Iran Launches Retaliatory Missile Strikes on U.S. Base in Qatar, Raising Gulf Tensions

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Denounces Iran’s Missile Strike on U.S. Base in Qatar, Urges Restraint Amid Rising Gulf Tensions
  • Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”
  • Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
  • Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00