Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada xubnaha xildhibaanada beelaha Banaadiriga ee golaha shacabka.
Ila iyo laba kursi ayay doorteen ergada codeynyay ee ka koobna min 51-ka,waxaana ay ahayeen xildhibaanadii ugu dambeyay ee belaha banaadiriga.
Gudiga dorashooyinku weli mashaacin waqtiga kama dambeysta ah ee la qabanayo doorashada xubnaha labada aqal ee dhiman.
Halkaan Ka Dhageyso Codka.