Dhageyso: Degmooyinka Boondheere iyo Kaaraan Oo Ku Baratamay Tartan Aqooneedka Radio Dalsan Wareegiisa Labaad

Degmadda Boondheere ee gobolka Banadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega seddaxaad ee tartan aqooneedka radio dalsan kadib markii caawa ay garaaceen tartamayaasha degmadda Kaaraan.

Degmadda Kaaraan oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay 5-dhibcood halka degmadda Boondheere oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 11-dhibcood.

Habeen Dambe waxaa baratamaya degmooyinka Kaxda iyo Hodan oo ka wada tirsan Gobolka Banaadir.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor