Dhageyso:-Dabkii ka kacay Gaariga Amisom oo la demiyay

Gaari ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ayaa dab ka ka kacay xili uu marayay qeybo kamid ah Isgoyska KM 4, ee magaalada Muqdisho kadib markii Gaarigaas uu dab ka kacay.

Sababta ka dambeysa dabka ka kacay gaariga Ciidamada Amisom ayaa waxaa lagu sheegay Maaso Koronto oo ka dhex dhalatay gaariga dhexdiisa.

Waxaa  Goobta gaaray Gaarida dam demiska Maamulka Gobolka Banaadir iyagoo ku guuleestay  in ay demiyaan dabka ka kacay Gaariga.

Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Waliyow Cadde G/sare Maxamed Daahir Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyay dabka ka kacay Gaariga Amisom.

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media